DAAWO;-Xabaalaha Istaan Beebka Idaacada Oo Dushooda Dhisme Laga Bilaabay Iyo Taariikhda Ku Duugan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xabaalaha Istaan Beebka Idaacada Oo Dushooda Dhisme Laga Bilaabay Iyo Taariikhda Ku Duugan.
January 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Istaan beebka idaacada radio Hargaysa ag teeda oo ayku yaala xabaalo ay ku duugan yihiin dad faro badan isla markaana ahayd halkii ugu horaysay ee xukuumadii madaxwayne Cabdiraxmaan Tuur ka bilowday biyo galinta magaalada ayaa wakhtigan laga bilaabay dhisme iyadoo goobta ay yihiin xabaalo.

Dhismaha laga bilaabay gooban xabaalada idaacada iyo istaan beebka ayaa waxa leh midkamid ah ganacsatada reer Somaliland oo xukuumada ogolaasho ka haysta.

Sidoo kale istaan beebka idaacad ayaa ah goob biyaha looga dhaamiyo qaybo kamid ah shacabka caasimada.

DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS