LONDON(W,N)-Waxgarad iyo odayaal ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa ka hadlay dhibaato ka jirta deegaano katirsan ismaamulka somalida itoobiya.
Waxgaradka ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha DDSI
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/JZMxQYzBUos