DAAWO;-Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Beeniyay Shax Lagu Sheegay Sida Mashruuca SDF Loogu Qaybiyay Gobolada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Qorshaynta Jsl Oo Beeniyay Shax Lagu Sheegay Sida Mashruuca SDF Loogu Qaybiyay Gobolada.
January 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada qorshaynta somaliland xasan gaafaadhi ayaa muuqal uu iska soo duubay ku beeninyay jaantus maalmihii udanbeeyay baraha bulshada dhex wareegayay oo lagu sheegay sida gobolada dalka loogu qaybiyay mashruuca  horumarinta ee sdf

Wasiir gaafaadhi ayaa sheegay in cidii baahiyay xogtaasi shariga lala tiigsan doono.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS