|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Halka Umarayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley.
January 13, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa kormeer ku tagay magaalada gabiley isagoo u koorgalayo halka uu marayo qorshe usamaynta magaalada gabiley. Wasiirka oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley iyo isku duwaha wasaarada hawlaha guud gobolka gabiley. Wasiirka ayaa fariin udirayshacabka magaalada gabiley taasi oo la xidhiidha banaynta goobaha uu socdo qorshe usamayntoodu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Kor Uqaadayaan Abniga Garoonka Hargaysa Stadium Iyo Fari... Daawo: Fanaanka Sir Mohamoud Omar Oo Hees Hambalyo Ah U Soo Qaaday Madaxwaynaha La Doortay Muuse Bii... Cali-Sanyare Oo Ka Hadlay Ololaha Xukuumaddaysan Ee Dawladdu Ugu Heellan Tahay Jidka Ceerigaabo Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|