DAAWO;-Wasiir Siciid Sulub Oo Cadeeyay Sida Madaxwayne Biixi Ujecel Yahay Geela! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Siciid Sulub Oo Cadeeyay Sida Madaxwayne Biixi Ujecel Yahay Geela!
January 2, 2020 - Written by Editor:

“Sidaan Sheekada Ku Maqlay Dhowr Iyo Kontonkii, Iyadoo Awr Lagu Sido Ayaa Halkan La Keenay Madaxwaynaha”Wasiir siciid sulub.

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga  Somaliland Siciid Sulub ayaa ka hadlay madaxwayne bixi iyo sida uu ujecel yahay dhaqashada geele, isagoo sheegay in deegaanka garabis Ee Uu Maanta kaga qaybgalay daahfurka ururka geelayaasha in dhowr iyo kontonkii laga keenay awr isagoo saaran.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS