HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland ayaa deeq raashin gaadhsiisay qoysaska dnyarta ah ee degan degmada axmed dhagax ee caasimada hargaysa.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;