|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha DDSI.
January 19, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)- Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya Mustafe muxumed Cumar(Mustafe Cagjar). Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay oo wakhtigan maraysa sanad iyo badh Dhanka kale madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa ka hadlay xdhiidhka ganacsi ee ud dhexeeyay Dawlada Itoobiya Iyo Somaliland oo kor ukacay mudooyinkii udnabeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Waar odayga Tolow Ragii Uu Dhalay Miyay Dhinteen Maxay Aabahood Ugu Eegayaan Sidan”Mujaahid Cali Gu... Daawo: Siyaasi Bile Rafle Guuleed Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Loogu Sameeyay Magaalada Hargaysa DAAWO;-Shirkada Somtel Oo Daahfurtay Barnaamij Ay Macaamiisheedu Ku Guulaysan Doonaan 5000 Oo Abaalm... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|