|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha DDSI.
January 19, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)- Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya Mustafe muxumed Cumar(Mustafe Cagjar). Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay oo wakhtigan maraysa sanad iyo badh Dhanka kale madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa ka hadlay xdhiidhka ganacsi ee ud dhexeeyay Dawlada Itoobiya Iyo Somaliland oo kor ukacay mudooyinkii udnabeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shiinaha Iyo Soomaaliya Way Ku Karaamo Seegayaan Dagaalka Ay Kula Jiraan Somaliland Iyo Taiwan!Faall... Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Maanta Soo Xidhay Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlayey Kor U Qaadida Iy... Daawo:Kulan Lagaga Arinsanayay Qorshayaasha Horumarinta Somaliland Ee Shanta Sano Ee Soosocota Oo La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|