|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Madaxwaynaha DDSI.
January 19, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)- Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya Mustafe muxumed Cumar(Mustafe Cagjar). Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay oo wakhtigan maraysa sanad iyo badh Dhanka kale madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa ka hadlay xdhiidhka ganacsi ee ud dhexeeyay Dawlada Itoobiya Iyo Somaliland oo kor ukacay mudooyinkii udnabeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabiley wefti... Wasiirka Gaadiidka & Jidadka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo... SAWIRRO Muujinaya Kulamo Dhexmaray Turkiga iyo Qaarkamida Madaxdhaqameedka Somaliland Oo La Helay+Do... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|