|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ugaas Cabdirasaaq Oo Sheegay In Gudoomiye faysal Cali Waraabe Yahay Siyaasiga Kaliya Ee Jsl U Jawaabi Kara Farmaajo Iyo Ismaaciil C, Geela.
January 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Ugaas Cabdirasaaq koosaar Cali Oo kamid Madaxdhaqameedka reer somaliland gaar ahaan Beelaha sacad Muuse ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed dalku marayo iyo duulaanka ay somaliland ku yihiin dalalka jabuuti iyo somaliya Ugaaska ayaa sheegay in siyaasiga kaliya ee somaliland wakhtigan ka badbaadin kara cadawada wadamada jaarku uu yahay gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Daawo:”Maanta Dulmiga Jiraa Waakii Dulmi Ugu Xumaa Xaqbaana Aynu U Leenahay In Aynu Badalno”Muj.Dhag... Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Si Dadban Ugu Jawaabay Dadka Usacaba Tumaya Damaca Raysalwasaare A... Gudoomiye Saleebaan oo Ka Hadley Laba Beelood oo Dagaal Ku Dhexmaray Degmada Lughaya iyo Xadhiga Xil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|