DAAWO;-Siyaasiyiinta Madasha Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Danbaysay Dacwad Ay Maxkamada Sare U gudbiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasiyiinta Madasha Oo Ka Hadlay Halka Ay Ku Danbaysay Dacwad Ay Maxkamada Sare U gudbiyeen.
January 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa jawaab kulul ka bixiya hadal kasoo yeedhay mid kamid saraakiishii hadhagii dawladii siyaad bare oo xasuuqii shacabka loo gaystay ku sheegay in dawladu ku saxanayd iyagoo ku baaqay in maxkamad deg deg ah la saaro.

Dhanka kale siyaasiyiinta madasha wadatashiga ayaa ka hadlay halka ay ku danbaysay dacwad go,aankii golaha guurtida ay ka gudbiyeen oo maxkmada sare marlabaad ay geeyeen

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS