DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Soo dhaweeyay Heshiiska Laga Gaadhay Jabhadii Col Caare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Soo dhaweeyay Heshiiska Laga Gaadhay Jabhadii Col Caare.
January 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenkii Hore Ee Wasaarada Ganacsiga Ee xukuumadii axmed siilaanyo wakhtigan Ah masuul sare oo katirsan xisbiga wadani Bashiir Cabdi Xariir ayaa ka hadlay heshiiska lagu soo xero galiyay jabhada col caare taasi oo xukuumada ku wareejisay ciidan iyo tigniko.

Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa bogaadiyay ergadii dhex dhexaadinta xukuumada iyo caare oo ku guulaysatay soo afjarida khilaafkaasi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS