|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Xuduudaha Ee Dalalka Itoobiya Iyo Jabouti Oo Ka Furmay Magaalada Jig Jiga.
January 14, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Shirar oo ahaa kii 26aad lagaga hadlayo arimaha xuduudaha ayaa magaalo madaxda ismaamulka somalida uga furmay Jabuuti Iyo Itoobiya kaasi oo diiranada lagu saarayay sidii ay iskaga kaashan lahayeen adkaynta abniga iyo dagalaanka ganacsiga sharci darada ah. Waxaana shirkan kasoo qaybgalay madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe muxumed Cumar wasiirka abniga ee dawlada fadaraalka itoobiya ,wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti iyo saraakiil ciidan oo ka kala socotay labada dal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;;Siyaasi Caga-wayne Oo Kashifay Siro Badan Iyo Heshiisyo Uu Faysal Cali Waraabe Ku Iibinayey X... DAAWO; Suldaan Maxamed Cabdiqadir Oo Ka Jawaabay Eedo Madax Dhaqameedka Reer Awdal Ujeediyay Faysal ... "Sannado Ayaan ku Boorinayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Inay Xidhiidh la Yeelato Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|