|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Baneynta Wadooyinka Halbowlaha Ee Dawlada Hoose Wado!
January 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N):-Dawlada Hoose Caasimada Hargaysa Ayaa Maalmihii udanbeeyey Maggaalada ka waday wado baneynta Gudaha Suuqyada magaalada kuwaasi oo ay samayn iyo bilicta caasimada ka hirgalinayso. Dadwaynaha Ku Ganacsada badhtamaha Suuqa oo Warbaahinta la Hadlay ayaa soo Dhaweeyay wado Baneynta iyo Nadiifinta ay dawlada hoose wado oo Dadweynaha ku dhex ganacsada jidadka oo dhib wayn ku hayay isku socodka magaalada gaadiidka iyo dadweynaha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo ... Gudoomiye Xirsi Oo Walaac Ka Muujiyay Halis Ka Iman Karta Hirdanka Siyaasadeed Ee Udhexeeyay Laba Be... Xukuumadda Oo Ciiddamo Dhoobtay Xarunta Darbi-jiifka Ee Maxamed Mooge Iyo Agaasimihii Xaruntaas Oo W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|