DAAWO;-Qareenada Difaacayay Siyaasi Ramaax Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Udoodistiisa Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qareenada Difaacayay Siyaasi Ramaax Oo Sheegay In Ay Joojiyeen Udoodistiisa Iyo Sobobta!
January 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qareenada udoodayay siyaasi saleebaan cali hayste ramaax ayaa sheegay in ay joojiyeen udoodista ramaax isagoo xusay maadaama ay joogsatay dacwacdii ay ka difaacayeen ee gudoomiye baashe oo joogsatay balse aanay garanayn dacwada danbe ee lagu soo oogay aanay garanayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS