Daawo: Niciima Abwaan Qorane oo Ka Warantay Jacaylka Ay Suugaanta U Qabto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Niciima Abwaan Qorane oo Ka Warantay Jacaylka Ay Suugaanta U Qabto
January 10, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Kaalinta suugaanta ee Gabayga iyo leh tirinta Heesaha tuman haweenku waa ay ku yar yihiin, oo badanaa waxaa lagu yaqaan ragga. Wayna adag tahay in la arko Gabadh gabyaysa, ama tirinaysa noocyada kala duwan ee suugaanta marka laga tago buraanburka oo ah bad Haweenka u gaar ah oo lagu yaqaanno.

Haddaba, Niciimo Abwaan Qorane, oo ka mid suugaanleyda Hablaha ee faro ku tiriska ah ayaa waxaa ay ka warantay Jacaylka ay Suugaanta u qabto iyo suugaanteeda jacaylka.

 

Halkan hoos ka daawo muuqaalka waraysiga

https://youtu.be/cvFc0cn_zMg

COMMENTS
LINKS