DAAWO:-Masuuliyiin Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedada Laga Leeyahay Dhismaha Dekeda laga Hirgelinayo Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:-Masuuliyiin Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedada Laga Leeyahay Dhismaha Dekeda laga Hirgelinayo Gobolka Sool.
January 18, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)- Masuuliyiinta gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada ay bulshada gobolka sool uleedahay dekeda qalalan oo dhawaan laga dhagax dhigay deegaanka gabadha

Balaadhintii Dekedeena Dhowaan Ayey Dhamaan-doonta, Free-zonkiina Waatii la Dhagax-dhigay, Waxana loo Baahan yahay Meelo Badan oo Waxa la Keenayo Lagu Iibiyo, Marka Maanta Laascaanood waxaynu ku Unkaynaa in Dhaqaale la helo, waxayna Noqon Doontaa Ganbadhe Deked Waraabisa Dalalka Jaarka ah iyo Gobolkaba”. Kayd Cabdilahi Xandule oo kamid Guddida Free-zoneka Dekedaha. Halyey Hormuud.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS