|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuul Katirsanaa Xisbiga Kulmiye Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Xisbi U Ololaynaya Midnimada Somaliya!
January 19, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)- Aqoonyahan Cismaan Abuukar Dube oo katirsaa xisbi xakimka kulmiye ee talada Somaliland haya ayaa magaalada muqdisho kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed uu ku sheegay in uu ka shaqayn doono raadinta midnimadii somaliya. Masuulkan ayaa qayb ka ahaa aqooonyahankii qoray buug siyaasadeedka xisbiga kulmiye ku hagayo talada dalka . AQoonyahan dube ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu xisbigan ugu dhawaaqay iyo mabaadiida uu aaminsan yahay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Guddiyadii Beelaha Habar Awal Ee Madaxweyne Biixi Sameeyay Si Ay Ugu Hawlg... Wasarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Xaqiijisay dhaawaca iyo dhimashada dagalka Ceryaan Ee Gobolka ... DEG DEG: Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmado... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|