|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Dhacdo Murugo leh Oo Sobobtay Aabe Iyo Ilmayar Oo Uu Dhalay In Uu Hargaysa Isku Gubo.
January 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha Jsl Muuse Bixi Cabdi oo Maanta ka Hadlayay Shirkii Golaha Wasiirada oo lagaga Doodayay xeer muhiim ah ayaa ka hadlay Dhacdo Naxdin leh oo magaalada hargaysa ka dhacday dhawaan kadib markii wiil dhalinyaro ah Iyo ilmayar oo uu dhalay uu hargaysa isku gubo halkaasi oo ay ku geeriyoodeen isaga iyo ilmihii yaraaba. Madaxwayne biixi ayaa sheegay in dhacdadani naxdinta leh ee aabe isaga ilmihii yaraa ee uu dabka isku qabadsiiyay ay keentay dhibta haysata dadka aan lahayn hooyo iyo aabe ama qoys ay kasoo jeedaan oo marka qabyaaladu timaado ay ku noqoto caqabad noloshiisa galaafata qarankuna aanu wali diyaarin xeer damaanad qaadayay noloshiisa. DAAWO MUUQAALKA MADAXWAYNE BIIXI OO ARIMAHAASI KA HADLAYA; Related posts:“Waxaan Leeyahay Intii Codka Na Siisay Waad Mahadsan Tihiin, Intii Naga Cararteyna Waanu U Baryo Tag... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Shacabka Reer Boorama Kala Qaybgalay Isku Soo Bax Balaadh... Maraykanka Oo Ka Digay In Ay Somaliya Ka Dhacaan Doorashooyin Isbarbar Socda Ama Hal Dhinac Ah. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|