DAAWO;-Maayarka Maagalada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Ay Ka Golaha Ahaan Hirgaliyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Maagalada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Ay Ka Golaha Ahaan Hirgaliyeen!
January 31, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maayarka Magaalada Gabiley  Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uqabsoomay golaha deegaanka mudadi ay xilka hayeen iyo adeegyada ay bulshada ufudaydiyeen,

Sidoo kale Maayarka gabiley ayaa soo bandhigay tirada  wadooyinka ay hirgaliyeen gudaha magaalada gabiley iyo kuwa ay gacanta ka gaysteen ee guud ahaan gobolka sida wajaale, Allaybay, Agabar Iyo Arabsiyo oo uu sheegay in masuuliyada  ay hayaan Ay tahay mid  gobolka oo dhan ay  gacan ka gaystaan baahiyaha aas aasiga ee bulshada ubaahan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS