DAAWO;-Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Furay Tababar Kor Loogu Qaadayo Nidaamka Baadhisaha Caalamiga ah.
January 20, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Masuuliyiinta xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa furan kulan kor loogu qaadayo nidaamka baadhista haayadaha dawlada.