|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Cabdiraxmaan Guul wade Iyo Fariinta Uu Udiray farmaajo!
January 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ooo ka hadlayay munaasibad ayaa soo bandhigay shakhsiyada cabdiraxmaan guulwade oo dhawaan xasuuqii shacabka somaliland loo gaystay ku sheegay mid sax ahaa Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa jawaabo kulul siiyay xukuumada farmaajo oo mudooyinkii udanbeeyay faro galin baahsan ku haysa gudaha Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/5_9zbMvnfLs Related posts:Shir Beelaha Direed Uga Socday Magaalada Nairobi Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo B... DAAWO:-Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Musuq-maasuqa Dul-Hoganaya Hayadda Shaqalaha Dawlada... Saamayn Intee Leeg Ayay ku Yeelan Doontaa Garabka Isbahaysiga kulmiye ka Maqnaanshaha Wasiirkii Hore... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|