Muqdisho (WJN)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta shaacisay mashruuc balaadhan oo hal-abuureed oo ay ku maalgelinayso Dhalinyarada Somaliland.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo hadal ka jeediyay furitaanka mashruucan ayaa waxaa uu sheegay in mashruucan ay ka faa’idaysanayaan Dhalnyarada ku dhaqan magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan
https://youtu.be/OI94i9Iwrfo