DAAWO;-Buug Laga Qoray Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.
January 18, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhigayay Buuga Garasho oo laga Qoray Abwaanka Da,dayar ee Cabdilaahi Xasan Ganey Ayaa habeenkii xalay ahaa lagu soo bandhigay magaalada hargaysa’.