DAAWO;-Barnaamijka Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaarada Maalgashiga Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaarada Maalgashiga Jsl.
January 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Wasaarada Maalgashiga Jamhuuriyada somaliland ayaa abaalmarinta sanad gudoonsiiya Qaarkamid Shaqaalaha Wasaarada Horumarinta Maalgashiga.

Munaasibada abaalmarinta shaqaalaha wasaarada maalgashiga Ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha haayada Shaqaalaha dawlada farxaan Aadan Haybe.

Sido kalewaxaa munaasibad Hadalo Dhiirigalinta shaqaalaha ka Jeediyay Wasiirka wasaarada maalgashiga iyo agaasimaha guud Ee Wasaarada Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS