DAAWO;-Bahda Gabiley Medical College Oo Adeegyo Caafimaad Ka Fuliyay Deegaano Katirsan Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bahda Gabiley Medical College Oo Adeegyo Caafimaad Ka Fuliyay Deegaano Katirsan Gobolka.
January 31, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Bahda gabiley Medical college ayaa maanta adeegyo caafimaad oo bulshada ugu baxay deegaanka laaca oo katirsan gobolka gabiley halkaasi oo ay adeegyo caafimaad oo bilaasha ku gaadhsiiyeen bulshada ku dhaqan deegaanka,

Dhalinyarada adeegyada caafimaad ugu deeqay bulshadooda ayaa halkaasi ugu kuurgalay xaalada caafimaad ee bulshadaasi iyagoo qoys deegaan kaasi  ku nool oo wiil yari mudo ka xanuunsanayay ufidiyay dawayn iyo in damaanad qaadaan xaaladiisa caafimaad.

Kooxda gabiley medical college ayaa maayarka gabiley ugu mahad celiyay doorka uu ka qaatay deegan caafimaad ee ay ugu baxeen deeganka laaca.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS