|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dab-demiska Oo Ku Guulaystay Daminta Guryo Iyo Guusas Caleemo Ah Oo Dab Ku Qabsaday Magaalada Tog Wajaale,
January 30, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Ciidanka Dab-demiska Ee Degmada Wajaale Ee gobolka gabiley ayaa gurmad sabato bixin ugu baxay Affar Hawlgal magaalada wajaale kuwaasi oo ahaa Guryo gubtay iskugu jiraya Jiingado iyo Buulal iyo sidoo kale sideed kuus oo Bal Ama caleen ah oo dab ka kacay.
Dabkan ay ku gubteen guryaha iyo kuusaska caleenta ahi ayaa dhamaan ciidanku ku guuleystay daminta dabkaas, mana jirin khasaare dhimasho iyo dhaawac uu dabkaasi sababay.
Laamaha amaanka degmada Wajaale ayaa Ciidanka kala qayb qaatay hawlgalkaa. Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska Wajaale/Somaliland 990 Emergency Call Center Somalilandfire@gmail.com
Related posts:DAAWO ;Sawirka Maanta Iyo Somaliland Xaalada Dhabta Ah Ee Koox Wasiiro Ahi Ku Marin Habaabiyeen Mada... "Boobe Anigaa ku Diiday" (26kii Juun 1960kii May Ahayn Maalin Maalmaha Ku jirtay oo la wada lahaa Ee... Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Dalka Croatia Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado Qaddiyadda Madax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|