|
|||||
WAJAALE NEWS
Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Qorshaha Dawlada Jabuuti Ee Bada Somaliland Iyo fariinta Ay Udireen!
January 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa ka dareen celiyay xiisad maalmihii udanbeeyay ka dhex taagnayd somaliland iyo jabuuti kadib markii dawlada jabuuti sheegay in ay xadhiga viper gaynayso berbera oo ay ku sheegtay somaliya. Shacabka reer somalilan ee ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa dawlada jabuuti ku tilmaamay cadowga koowaad ee somaliland iyagoo fariin culus udiray madaxwayne ismaaciil cumar geele. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/3WEC3Ol6tAg Related posts:Daawo:Wararkii U Danbeeyay Doontii Soomaalidu Saarnayd Ee Madfacu Ku Habsaday Bada Yemen Iyo Dhimas... Maxkamada Dastuuriga ah Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerkii Doorashooyinka Iyo Nuxurka Qodobada A... Wajaale News Halkan Ka daawo Barnaamijka Dhacdo Iyo Cibro Oo Todobaadkan Ku saabsan Al Shabaab Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|