BERBERA(W,N)- Mudo haraad lagaga soo horjeedo lacago xadh dhaaf ah oo Wasaarada hawlaha guud dul dhigtay dadka danyarta ah eek u jira guryaha dawlada ee magaalada berbera ayaa saaka iskugu soo baxay banaan bax ay ku diidan yihiin talaabadaasi.
Waxaanay shacabkan cabanayay hortageen xafiiska dawlada hoose ee magaalada gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;