|
|||||
WAJAALE NEWS
“Aynu Is Ixtiraamno,Inamadaa Tagayna Sonyo Haka Dabatagto, Oo Ha Xaal Mariso” Cabdikarim Axmed Mooge Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay.
January 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge oo kamid Dhalinyarada reer Somaliland ka dhex muuqda goobaha ay bulshadu ku kulanto iyo fagaarayaasha siyaasada Somaliland lagag dodo ayaa si adag uga hadlay arin uu sheegay in ay ka dhacday madal lagu soo dhawaynayay gudoomiyaha cusub ee dalada Sonyo kaasi oo lagula kacay Xubno ka Socday Xisbiyada Mucaaridka Sidoo kale Aqoonyahan cabdikariim ayaa sheegay in aan sidan lagu helay Somaliland lawada leeyahay oo qurux badan, cidina aanay yeelayn in cidkale gaar usheegato laguna difaaco. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasi Maxamed Cabdi Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Dib U Eegis Ku Sameeyo Hogaanka Xi... Safiirka Somaliland Ee Kenya oo Ka Hadlay Warbixin Telefiishanka Al jazeera Ka Diyaariyay Dekeda Ber... DAAWO; Mujaahid Cali Guray Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Xadhigii & Siidayntii Abwaan Cabdiraxmaan Abee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|