BOORAMA(W,N)- Maayarka magaalada boorama ayaa ka hadlay askari ka tirsab ciidanka qaranka oo lagu dilay galbeedka magaalada boorama
Maayarka ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii gaysatay falkaa foosha xun ee lagu dilay askari gudanaya shaqadii qaranka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;