|
|||||
WAJAALE NEWS
Ahlu Sunna Oo Ku Gacan-saydhay Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug.
January 21, 2020 - Written by Editor:GALMUDUG(W,N) -Qoraal ka soo baxay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa lagu sheegay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada madaxwynaha Galmudug ee la qabanqaabinayo. Qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu eedeeyay Dowladda Soomaaliya in ay fara-galin ku sameysay soo xulistii xildhibaannada 2aad ee Baarlamaanka Galmudug loona diiday in ay soo xulaan Xildhibaannada. Qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa imanaya iyadoo maanta la doortay Guddiga Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha, waxaana fadhi uu Guddigu yeeshay ka soo saaray sharuudaha laga doonayo musharixiinta ku tartamaya xilalka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Halkan ka Akhri Qoraalka ka soo baxay Ahlu Sunna:
Related posts:Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Dhoolatus Milatari Oo Berbera Ku Wada Samaynayaan Wadamada La Saaxii... Dowlada Jabuuti Oo Faysal Cali Waraabe Ugu Balanqaadey Milayiin Dollar Kana Sexeexday Inuu Ka Takh... Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Safar Ku Tagay Adis Ababa Iyo Ujeedada Kulan Uu La Qaatay D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|