“20Sano Ayuu Gudoomiye Ahaa, Xilkiisu Madhamaado Miyaa, Waynu Ogayn Wuxu Ku Sameeyay Kuwii Xisbigiisa Kusoo Biiray”Xil Xasan Shahar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“20Sano Ayuu Gudoomiye Ahaa, Xilkiisu Madhamaado Miyaa, Waynu Ogayn Wuxu Ku Sameeyay Kuwii Xisbigiisa Kusoo Biiray”Xil Xasan Shahar.
January 11, 2020 - Written by Editor:

“Nin Aan Waligii 30 Sano Ee Somaliland Jirtay Aan Cashuur  Bixinin, Muxuu Cid Ku Dhaliili”Xildhiban Xasan Shahar.

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan Shahar) oo kamid golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa jawaab kulul ka bixiya dhaliilo mudooyinkii udanbeeyay uu golaha deegaanka caasimada ujeedinayay gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe.

Sidoo kale xildhibaan xasan shahar ayaa gudoomiye faysal ku eedeeyay in aanu waligii bixinin cashuurta ku waajibtay gurigiisa islamarkaana aanu dhaliili Karin golaha deegaanka cid aan dhaamin,

Dhanka kale xildhibaan xasan ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay udiyaar garaaboon furashada ururada siyaasada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS