Xukuumada Oo Ka Hadashay Xeerka Shaqaalaha Dawlada Udiidaya Falan Qaynta Siyaasada Iyo In Ay Cid Sitoosa Utaageeraan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Ka Hadashay Xeerka Shaqaalaha Dawlada Udiidaya Falan Qaynta Siyaasada Iyo In Ay Cid Sitoosa Utaageeraan.
December 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xafiiska garyaqaanka guud ee qaranka ayaa ka hadlay xeerka shaqaalaha dawlada udiidaya falanqaynta siyaasada iyo taageerada cid gaara amaba nacaybka cid gaara

Kuxigeenka xafiiska garyaqaanka guud ayaa tafaasiil ka bixiyay xeerka shaqaalaha dawlada udiidaya in ay si toosa utaageeraan cid

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS