|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xeer Ilaaliyaha Guud Wuxu Nagu Yidhi, Baashe Masiduu Doono Ayuu Yeelayaa, Xildhibaan Qabile.
December 31, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed faarax qabiley oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay dacwad ka noqoshadii gudoomiye baashe ee xadhiga siyaasi ramaax isagoo ku hambalbeeyay talaabadaasi uu qaaday Sidoo kale xildhibaan qabile ayaa eedo culus ujeediyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo wax lalayaabo ay kala kulmeen kadib markii ay ugeeyeen dacwad kaNoqoshada gudoomiye baashe Xildhibaan qabile ayaa ku baaqay in xilka deg deg looga qaado xeer ilaaliyaha guud oo uu sheegay in uu qaranka ceeb ku yahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Prof, Cabdi Cali oo Si Adag Uga Hadlay Xilka Qaadistii Xisbiga Kulmiye Ku Sameeyay, iyo Talaa... Wel-welka Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Sii Xoogaystay Iyo Maamulka Shirkada DP-World Oo Shaqaalaha U... DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Eedo Culus Ujeediyay Maxkamadaha Dalka, Soona Bandhigay Cada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|