Xarunta Xuquuqal Iisaanka Oo Soo Bandhigtay Tacadiyadii Ka Dhacay Jsl 2019 Iyo Tirada Dadka Loo Xidhay Xariyatul Hadalka,
December 31, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Xarunta xuquuqal iisaanka madaxa banaan ee human righ center ayaa soo saartay warbixin sanadeedkii 2019 ee somaliland iyo tacadiyada ka dhacay.
Sidoo kale xarunta xuquuqal iisaanka ayaa soo bandhigtay tirada dadka shacabka ah ee loo xidhay xoriyatul hadal iyo tirada saxafiyiinta ay xukuumada madaxwayne biixi xidhay.