Xarunta Dimuqraadiyada Iyo Dawlad Wanaaga Jsl Oo Soo Dhawaysay Soo Afjarida Colaada Ceel-Afwayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Dimuqraadiyada Iyo Dawlad Wanaaga Jsl Oo Soo Dhawaysay Soo Afjarida Colaada Ceel-Afwayn.
December 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-War Saxafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dimuqraadiyada Iyo  Dawlad wanaaga Somaliland ee C,D,G Ayaa Soo Dhawaysay xalka gaadhi colaada beelaha wada dega degaanka ceel afwayn kaasi oo mudo 3sano ah socday.

Sidoo kale Gudoomiyaha xarunta Cabdiraxmaan warsame Nuur ayaa ka hadlay xal uhelida colaada deegaanada ceel afwayn.

Warsaxafadeed kasoo Baxay Xarunta C,D,G Ayaa Udhiganaa Sidan;

COMMENTS
LINKS