Xafiiska Hantidhawrka Qaranka jsl Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaale Dhamaystay Tababar Caalamiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xafiiska Hantidhawrka Qaranka jsl Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaale Dhamaystay Tababar Caalamiya.
December 22, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Waxaa Maanta Xafiiska hantidhawrka Qaranka Somaliland uu Shahaadooyin gudoonsiiyey Shaqaale isugu jira Shaqaalah Xafiiska hantidhawrka, Xafiiska Xisaabaadka iyo Shaqaalaha Waxaada Baadhista ee Wasaarada maaliyada.

Ku Xigeenka Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo Masuuliyiin kale ayaa Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Shaqaalahan Dhamaystay Tababarka Caalamiga ah.

 

COMMENTS
LINKS