Waxgaradka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Madaxwaynaha Jsl Ugu Baaqay In Sharciga La Hor Keento Cidii Ka Dambaysay falkaasi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Wajaale Oo Madaxwaynaha Jsl Ugu Baaqay In Sharciga La Hor Keento Cidii Ka Dambaysay falkaasi.
December 23, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Waxgaradka iyo madaxdhaqameedka wiil dhalinyaro ah oo si foolxun loogu dilay magaalada tog wajaale ayaa madaxwaynaha jsl muuse biixi ugu baaqay in si deg deg ah sharciga loo horkeeno dadkii gaystay falkan.

Sidoo kale waxgaradka ayaa ka waramay kulan ay layeesheen taliyaha ciidanka booliska iyo waxa ay kala kulmiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS