“Wax Beesha Caalamka Layidhaa Majiro, Sida Ay Inoola Dhaqmayaana Waa Guumaysi Cusub”Siyaasi Axmed Nasiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wax Beesha Caalamka Layidhaa Majiro, Sida Ay Inoola Dhaqmayaana Waa Guumaysi Cusub”Siyaasi Axmed Nasiye.
December 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Axmed Muxumed cumar (Axmed talyaani) oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay Go,aanka ay xisbiyada mucaaridku ku aqbaleen gogoshii madaxwaynaha Siyaasi Axmed Ayaa Si gaara uBogaadiyay gudoomiye faysal cali waraabe oo uu sheegay in uu qiray khaladkii ay galeen xisbiyadu

Dhanka kale siyaasi axmed ayaa eedo culus ujeediyay waxa loogu yeedho beesha caalamka oo uu sheegay in ay wadaan guumaysi cusub,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS