|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Faah faahin Ka Bixiyay Kulan Ay Layeesheen Waftigii Beesha Caalamka Ka Socday.
December 18, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti Balaadhan oo Safiiro iyo diblamaasiyiin iskugu jira ee Somaliland uyimid muranka ka dhashay Gudida doorashooyinka ayaa kulamo kala duwan la qaatay ergada dhex dhexaadinta ,xisbiyada mucaaridka ,ururka suxufiyiinta ee Somaliland iyo xisk=bi xaakimka kulmiye. Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiya ayaa faah faahin kabixiyay kula ay la yeesheen waftigan beesha caalamka iyo arimaha ay kala hadleen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Xukuumadda Ayaa Looga fadhiyaa Isku Xidhka Iyo Midaynta Awoodda Qaranka, Si Looga Adkaado Cadowga C... Daawo:Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Baaqay In Mudo Labo Sano ah Loo... Magaacibada Gudida Wadanka Ingiriiska Ee Qadhaanka Wadada Ceerigaabo Oo Noqday Kuwii Umaddu U Baahna... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|