GABILEY(W,N)- Masuuliyiin ka tirsan wasaarada ciyaaraha iyomaamulka gabilay ayaa garoonka mo faarax ee magaalada gabiley ka furay tartan kooxaha kubada cagta ee gobolka gabiley dhexmari doona.
Waxaana halkaasi hadalo ka jeediyay maayarka magaalada gabiley ka gobolka iyo masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;