|
|||||
WAJAALE NEWS
Wariye Bishaaro Baande Oo Warbixin Xasaasiya Ka Diyaarisay Madaxtooyada Jsl Iyo Tirada Mashaariicda Qoyska Madaxwayne Biixi Lagu Naas Nuujiyay.
December 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wariye Bishaaro Baande oo kamid ah Hablaha wariyayaasha ah ee Reer Somaliland ayaa warbixin xasaasiya ka diyaarisay madaxtooyada Somaliland iyo sida qabaa,ilka reer Somaliland ukala heleen mansabyada qasriga madaxtooyada oo ay 70% ku sheegtay in qoyska madaxwayne biixi lagu koobay. Sidoo kale Wariye Bishaaro ayaa warbixinteedan kusoo bandhigtay tirada Mashaariicda Lagu Naas Nuujiyay Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi, HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA WARIYE BISHAARO BAANDE IYO XOGHAYA AY XANBAARSAN TAHAY;
Related posts:DAAWO; Muuqaalka Weeraradii Ugu Danbeeyey Ee ay Xarakada Alshabaab ka Ku Qaaday Ciidamada Amisom. DAAWO;-Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulankii Ay Wada Yeesheen Madaxw... Cabdiraxmaan-Cirro Oo Ku Taliyey Inaan Qodxo Loo Dhigin Doorashooyinka+Faysal Cali-waraabe oo Walaac... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|