|
|||||
WAJAALE NEWS
Wariye Bishaaro Baande Oo Warbixin Xasaasiya Ka Diyaarisay Madaxtooyada Jsl Iyo Tirada Mashaariicda Qoyska Madaxwayne Biixi Lagu Naas Nuujiyay.
December 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wariye Bishaaro Baande oo kamid ah Hablaha wariyayaasha ah ee Reer Somaliland ayaa warbixin xasaasiya ka diyaarisay madaxtooyada Somaliland iyo sida qabaa,ilka reer Somaliland ukala heleen mansabyada qasriga madaxtooyada oo ay 70% ku sheegtay in qoyska madaxwayne biixi lagu koobay. Sidoo kale Wariye Bishaaro ayaa warbixinteedan kusoo bandhigtay tirada Mashaariicda Lagu Naas Nuujiyay Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi, HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA WARIYE BISHAARO BAANDE IYO XOGHAYA AY XANBAARSAN TAHAY;
Related posts:Afhayeenka TPLF Oo ka Hadlay dagaaladii Udanbeeyay Ee Dhexmaraya Dawlada Fadaraalka Iyo Diyaarad Ay ... DAAWO;; Gudoomiye Muuse Biixi Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Wax Qabadka Xukuumada Iyo Taariikhda Madax... Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta CabdirasaaqCiyaale Ayaa Kala qaybgalay Xaflad Balaadhan oo ay soo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|