Wakiilka QM Ee Somaliya Oo Ka Hadlay Maalinta Caalamiga ah Ee La Dagaalanka Musuq- maasuqa,
December 9, 2019 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Wakiilka qaramada midoobay uqaabilsan somaliya ayaa ka hadlay xuska maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka musuq maasuqa isagoo fariin udiray madaxda somaliya