|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Ka Warbixiyay Doonyo Sharci Daro Oo Ay Soo Qabteen.
December 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland gen xiirane ayaa faah faahin ka bixiyay doonyo sharci daro uga kaluumaysanayay xeebaha Somaliland oo ay soo qabteen iyo dalalka laga leeyahay . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|