|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Wabar Oo Wacad Ku Maray In Rag U Dhigma U Xidhi Doono Hadii Mudo 3 Cisho Ah Lagu Sii Dayn Waayo Suldaan Abshir.
December 22, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)- Suldaanka Somaliland ka faalaagoobay ee suldaan wabar ayaa wacad ku maray hadii lasii day waayo suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo xukuumada Somaliland xabsiga utaxaabtay loona dhaadhiciyay jeelka madheera kana mid ah madax dhaqameedka gobolka awdal. Suldaan wabar oo iska soo duubay muuqaalka ayaa sheegay in aanu suldaan wax gaf ah samayn islamarkaana layska xidhay isagoo sheegay in la doonayo in layska gurto macdanta gobolka awdal HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA SULDAAN WABAR; Related posts:DAAWO;-Qaarkamid Ah Saraakiishii SNM Oo Ka Hadlay Taariikhda Jabhadii Afraad Ee Bud dhiga U Ahayd H... War Deg Deg ah ;Shil Gaadhi Oo Ka Caawa Dhacay Galbeedka Magaalada Kalabaydh Iyo Khasaaraha Dhimash... Garabka La Baxay Badbaadada Xisbiga Waddani Oo Dacwad Ka Dhan Ah Gudoomiye Cirro U Gudbiyay Gudida D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|