“Saldhigyada Iyo Jeelasha Waxa Ka Buuxa Caruur Budhcad Noqotay”Gudoomiyaha Maxkamada Sare. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Saldhigyada Iyo Jeelasha Waxa Ka Buuxa Caruur Budhcad Noqotay”Gudoomiyaha Maxkamada Sare.
December 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland Dr aadan xaaji cali ayaa shaaciyay dhalinyarada ugu badan ee reer Somaliland eek u xidhan saldhigayada dlka iyo jeelasha kuwaasi oo uu sheegay in ay budhcad noqdeen kuna eedaysan yihiin danbiyo waawayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/0uPio3IPIWk

 

COMMENTS
LINKS