Raysal-Wasaare Khayre Oo Khadka Telefonka Kula Xidhiidhay Ehelada Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-Wasaare Khayre Oo Khadka Telefonka Kula Xidhiidhay Ehelada Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Muqdisho.
December 29, 2019 - Written by Editor:

Raysal-Wasaare Khayre ayaa  Khadka Telefonka Kula Xidhiidhay Ehelada Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Magaalada Muqdisho,isagoo uga tacsiyeeyay geerida naxdinta ee ku dhacay shacabka muqdisho

https://youtu.be/8bAh0XbEay0

COMMENTS
LINKS