“Qabyaaladii Ayaa Inagu Sii Badanaysa, Waynu Kala Qaybsan Nahay, Wax La Dafiri Karana Maaha”Siyaasi Maxamuud Xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qabyaaladii Ayaa Inagu Sii Badanaysa, Waynu Kala Qaybsan Nahay, Wax La Dafiri Karana Maaha”Siyaasi Maxamuud Xaashi.
December 22, 2019 - Written by Editor:

JARMALKA(W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Ee xukuumadii Siilaanyo siyaasi Maxamuud Xaashi oo socdaal ku jooga wadanka jarmalka ayaa khudbad xasaasiya ujeediyay jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan jarmalka

Siyaasi maxamuud xaashi ayaa ka waramaya xaalada dalka saamaynta qabyaalada iyo kala qaybsanaanta bulshada reer somaliland ee wakhtigana taagan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/B6f_WbhzbrU

COMMENTS
LINKS